Abiy Ahmed oo qiimayn ku bilaabay wasiirradiisa
Ra'iisal wasaaraha waddanka Itoobiy ayaa bilaabay qiimayn uu ku samaynayo waxqabadka xukuumaddiisa oo uu hadda ku beegsanayo wasiirrada.
Dhegaysia warbixinta qiimaynta saddexda bilood ee ugu horreeya sannadka 2016 tirsiga Itoobiya, ayaa maanta ka furantay magaalada Addis Ababa.
Abiy Ahmed ayaa si joogto ah qiimayn ugu sameeya wasiirrada xukuumaddiisa, balse inta badan lama soo bandhigo natiijooyinka iyo tallaabada laga qaado wasiirrada waxqabadkoodu hooseeyo.
Tags:
wararka Ethiopia

