Imaaraadka Carabta Oo Ballanqaaday 30 bilyan oo dollar
Amiirka waddanka Imaaraadka Carabta Sheik Mohammed canister Zayed Al Nahyan ayaa shaaciyey in ay dawladdiisu 30 bilyan oo dollar-ka Maraykanka ah ku bixinayso saamaynta ka dhalatay isbeddelka cimillada.
Sheik Mohammed canister Zayed Al Nahyan oo dalkiisu uu martigelinayo shirweynaha isbeddelka cimillada ayaa waxa uu sheegay, in dalkiisu uu bixin doono 30 bilyan oo dollarka Maraykanka ah oo uu ku taageeri doono in wax lagaga qabto saamaynta isbeddelka cimilladu ku keentay adduunyada.
Gobolka Geeska Afrika ayaa ka mid ah meelaha isbeddelka cimilladu saamaynta ku yeeshay, waxaana sannadihii ugu dambeeyey kusoo noqnoqonayay abaaro daba-dheeraaday iyo roobab yaraan, halka sidoo kalena ay fatahaado ka dhacayeen meelaha wabiyada u dhow waqtiyada qaarkood.
Dhulka Soomaalidu degto ayaa noqday mid aanay cimilladiisu sugnayn oo isbeddel badan ku yimid, waxaana abaaro far off sannadood soo jiray u beddelay fatahaado aan muddo dheer la arag oo ay father badan ku dhinteen Deegaanka Soomaalida, Soomaaliya iyo NFD Kenya, halka waddanka Djibouti ay sannadkan ka dhaceen dhawr dhul-gariir
