Hogaamiyaha ciidanka difaaca dadweynaha Cali Jeyte ayaa sheegay in AlShabaab ay dib ugu soo laabanayaan deegaanadii laga xureeyay sanad ka hor Cali Jeyte oo goob fagaare ah kula hadlaayay dadweyne farabadan ayaa wacad ku maray in kooxdu ay ku qaadi doonaan dagaal cir iyo dhul ah
Tags:
Wararka Soomaalida