qaraxa ismiidamin ayaa waxa uu ka dhacay afaafka hore ee xerada turksom oo ku taalla degmada wadajir.
wararka ayaa intaasi kusii daraya in qaraxaan uu gaystay khasaare u badan dhaawac, waxa ay waxyeelo ka soo gaartay ugu yaraan 4 qof oo kamid ah dadkii ku sugnaa goobta

Tags:
Wararka Soomaalida