Showing posts from November, 2023
Qaramada Midoobay Oo Dalbatay 9.8 Bilyan Oo Lagu Quudiyo Dadka Ku Gaajaysan Itoobiya Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan cuntada ee WFP, ayaa dalbatay qaadhaan degdeg ah oo ay adduunyadu ugu yabohdo, si gurmad loogu fidiyo malaayiin qof oo …
Abiy Ahmed oo qiimayn ku bilaabay wasiirradiisa Ra'iisal wasaaraha waddanka Itoobiy ayaa bilaabay qiimayn uu ku samaynayo waxqabadka xukuumaddiisa oo uu hadda ku beegsanayo wasiirrada. Dhegaysia warbixinta qiimaynta saddexda bilood ee ugu horree…
Markii ugu horeysay Taariikhda Diyaarada ee nooca Dreamliner Boeing 787 ayaa ku dagtay Qaarada Antarctica ee Cirifka Koonfureed ee Aduunka. Diyaarada Dreamliner oo ah diyaaradaha rakaabka ee culus ee qaadi kara ilaa 350 ruux ayaa waday ilaa 45 seyni…
Ma dagaalkii saddexaad ee aduunka ayaa la galayaa mise wuu bilowday mar hore?
Aqoonyahanka Itoobiya oo ka biyo diiday qorshaha Badda Cas ee Abiy Ahmed Aqoonyahannada Itoobiya ayaa ka biyo diiday sida uu Ra'iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed uga hadlayo raadinta marin iyo galaangal uu dalkiisu ku yeesho Badda Cas, iyadoo …
Waa qasab in aanu bad yeelano, waa in dalalka derisku fahmaan in nabadgelyadoodu ku jirto. Itoobiya oo bad hesho . Ethiopia oo digniin culus dirtay
Ethiopia ayaa tiri Waa in si degdeg ah loo xalliyo arrinta badda inta aanay dhibaato dhicin Ra'iisal wasaaraha Itoobiya ayaa damage kale maanta ka hadlay arrinta muranka dhalisay ee doonista dalkiisa ee ah inuu yeesho terrible uu iska leeyahay, …
Milateriga Itoobiya oo eedaymo u jeediyey maamullada deegaannada dalka Wasiirka gaashaandhigga Itoobiya ayaa eedaymo culus u jeediyey maamullada deegaannada dalka oo uu sheegay, in ay ku fashilmeen inay maareeyaan dhibaatooyinka yaryar ee ka dhaca q…
Itoobiya oo u sheegtay Somaliya, Jabuuti iyo Ereteriya inay fahmaan danta ugu jirta in Itoobiya ay bad yeelato Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya ayaa sheegay in dalalka deriska la ah waddanka Ethiopia looga baahan yahay inay fahmaan codsiga Itoo…