Wararka caalamka

Paris Court: Marine Le Pen declared ineligible: guilty of fraud involving 2.9 million in EU funds Marine Le Pen and eight MEPs from her party have been found guilty of embezzlement of public funds by a Paris court. The leader of the Rassemblement Nati…

Wararka caalamka

Rafah, Gaza iyo jarusalam Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa Isniintii sheegay in duqeyn cirka ah oo ay ku dhinteen tobonaan qof oo ka dhacay xero ay ku nool yihiin Falastiiniyiin ka soo barakacay magaalada Rafah, Gaza, uu ahaa “qa…

Wararka Ethiopia

WAR DEG-DEG: Abiy Ahmed Oo Eryey Wasiir Eedaymo U Jeediyey   Ra'iisal wasaaraha Itoobiya ayaa shaqada ka caydhiyey wasiiru-dawlaha nabadda oo maalmihii ugu dambeeyey eedaymo u jeedinayay maamulka Abiy Ahmed ee uu ka tirsan yahay. Taye Dendea Ared…

Wararka caalamka

Wararka caalamka  Ciidamada Israa'iil ayaa ku dhawaaqay dilka laba ka mid ah taliyeyaashooda sare ee dagaalka Gaza, Gaashaanle Dhexe Yonatan Malka, dagaalladii Marinka Gaza, iyo Kornayl Kaydka Kornayl Yochai Hirshberg, taliyaha qaybta dadka la la…

Wararka Soomaalida

qaraxa ismiidamin ayaa waxa uu  ka dhacay afaafka hore ee xerada turksom oo ku taalla degmada wadajir. wararka ayaa intaasi kusii daraya in qaraxaan uu gaystay khasaare u badan dhaawac, waxa ay waxyeelo ka soo gaartay ugu yaraan 4 qof oo kamid ah dad…

Wararka Soomaalida

Hogaamiyaha ciidanka difaaca dadweynaha Cali Jeyte ayaa sheegay in AlShabaab ay dib ugu soo laabanayaan deegaanadii laga xureeyay sanad ka hor Cali Jeyte oo goob fagaare ah kula hadlaayay dadweyne farabadan ayaa wacad ku maray in kooxdu ay ku qaadi …

Wararka Soomaalida

Hoggaanka dhaqanku marna ma xumaan ee waxa fashilmay hoggaanka haya xukunka.  Qofka hoggaanka ahna waxa aynu ka raadinnay meel qaldan oo aan habboonayn. Xildhibaan Maxamed Abiib .

Load More
That is All